Dowladda Jabuuti oo war kasoo saartay xaaladda madaxweyne Geelle + Sawirro

0

JABUUTI (SMN) – Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dib ugu laabtay dalka Jaabuti kadib markii uu booqasho horey loo qorsheeyay ku tagey Faransiiska oo xulafo ay yihiin.

 

Madaxtooyadda Jabuuti oo qoraal soo saartay ayaa beenisay in safarka Madaxweynaha uu la xiriiray xaalad caafimaad xili aad loo hadal-hayay inuu xanuunsanayo Geelle oo 76 jir ah.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here