Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyey kulan diiradda lagu saaray qodobbo dhowr ah, sida; u diyaar-garowga iyo ka hortagga dhibaatada ka dhalan karta xaaladda abaarta la saadaalinayo ee La-nina, qiimeeynta iyo jawaabta ku aaddan saameeyntii ka dhalatay daadadkii ku soo rogmaday degaannada uu maro wabiga Shabeelle, iyo abaabulka ugu danbeeya ee Kulanka Dib-u-eegista Tallaabooyinka Ka Hortagga Leexsashada Gargaarka oo Muqdisho ka qabsoomi doona..

 

Kulanka waxaa sidoo kale la isaga wareeystay dardargalinta shaqada hay’adda iyo dhammeeystirka howlaha maalinlaha ah ee waaxyaha kala duwan ee Hay’adda SoDMA.

Halkan hoose ja daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here