Wasiir Cali Balcad oo shir caalami ah uga qayb-galay Mareykanka + Sawirro

0

WASHINGTON (SMN) – Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa guddoomiyay Shirka Wasiirrada Isbahaysiga Caalamiga ah ee la-dagaalanka ISIS oo ka dhacay magaalada Washington DC.

 

Shirka oo uu Soomaaliya uga ka qeybgalay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda mudane Cali Cumar ayaa looga hadlay sidii looga hortagi lahaa argagixisada ay kow ka tahay kooxda ISIS, waxaana isbahaysigan oo ka kooban 87 waddan ay go’aan ku gaareen in la sii xoojiyo hawlaha caalamiga ah ee ka hortagga argagixisada.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here