Puntland oo si weyn uga hortimid Shirka Golaha Wadatashiga ee Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi gaar ah siiyay Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho.

 

Maxamuud Caydiid ayaa sheegay in Puntland aanay waxba ka quseyn doonin qodobada kasoo baxay shirkaas oo uu ku eedeeyay inuu wato madaxweyne Xasan Sheekh

“Xasan wax uu soo qortay ayaa ka soo baxaya shirka ka socda qolka mugdiga ah ee Villa Soomaaliya”. ayuu yiri wasiirka warfaafinta maamul goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo Warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here