Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Wasiir Faarax C/qaadir?

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa guddoomiyay kulan ay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka kaas oo looga hadlay qodobo kala duwan iyo howlaha kale ee guddiga u qorsheysan.

 

Kulanka waxaa looga hadlay Xarig-jarka xarunta cusub ee daryeelka dhaawacyada u baahan gurmadka deg-degga ah oo laga hirgaliyay gudaha Isbitaal Madiina.

Dhinaca kale Guddigaan ayaa qaabilay ganacsatada ku hanti beelay weerarkii Liido iyo kuwa uu saameynta ku yeeshay, waxaana ganacsatada loo ballan-qaaday taageero.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here