Ciidanka Boolis Milataaro & kuwa NISA oo howlgal ka sameeyay duleedka Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Ciidamada Boolis Milataaro iyo kuwa Nabad-sugidda Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo culus oo amni xaqiijin ah waxa ay ka sameeyeen deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho.

 

Ciidamada ayaa si gaar ah howlgallada uga fuliyay waddada dheer ee aada Jasiira iyo xaafadaha deegaankaasi, si looga hortego falalka ammaan darrida ah.

Sidoo kale arrintan ayaa keentay in isbeddal wayn laga dareemo deegaan xeebeedka Jasiir oo inta badan loo dalxiis tago.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here