Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo jawaab kulul ka bixiyay tallaabadii Cabdi Xaashi

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Jaamac oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay tallaabadii uu shalay qaaday guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo shalay sheegay inuu waayay xubinimadiisii golahaasi, isaga oo sababta ku sheegay in aanu soo xaadirin kulamada Aqalka Sare muddo laba sano iyo bar ah.

 

Saalax Axmed Jaamac ayaa sharci darro ku tilmaamay tallaabada guddoomiyaha, wuxuuna sheegay inay baal-marsan tahay shuruucda dalka.

Sidoo kale wuxuu ku eedeeyay awood maroorsi iyo ku xad-gudubka dastuurka, sida uu ra’iisul wasaare ku xigeenka ku sheegay qoraalka uu soo saaray,

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here