Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo James Swan?

0

KISMAAYO (SMN) – Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo.

 

Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada guud ee siyaasada dalka, bixitaanka Ciidamada ATMIS iyo qodobo kale.

Kulankan ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi isla markaana madaxweyne Axmed Madoobe uu dhowaan isaga baxay shirkii golaha wadatashiga qaran ee magaalada Muqdisho, kaas oo dhaliyay khilaaf cusub oo ka dhex-qarxay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Jubbaland.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here