Wasiir Fartaag oo taageerada hay’adaha amniga dowladda kala hadlay Ingiriiska

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Michael Nithavrianakis.

 

labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dalka, gaar ahaan  taageeradooda ku aaddan hey’adaha amniga dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here