Daawo: Ra’iisul wasaare Xamza oo weerar culus ku qaaday Axmed Madoobe

0

MUQDISHO (SMN) –  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta si adag uga hadlay arrimo la xiriira khilaafka ka taagan doorashada maamulka Jubbaland.

 

Xamza ayaa shaaca ka qaaday in Axmed Madoobe uu doonayo inuu mar kale isku caano shubo, ilsla-markaana uu boobo doorashada maamulkaasi.

Sidoo kale ayaa uga digay hoggaamiyaha Jubbaland inuu adeegsado awood ciidan, si uu u maquuninayo musharixiinta mucaaradka ee kasoo horjeedo.

“Axmed Madoobe ma heysto sharciyad balse waxaan uga digayaa in uu adeegsado awood ciidan” ayuu yiri ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here