DODOMA (SMN) – Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa magaalada caasimada ah ee Dodoma wuxuu kulan kula qaatey Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada iyo Bulshada Bariga Africa, ahna Xildhibaan Mudane Cosato David Chumi.
Labada dhinac ayaa si horudhac ah waxay uga kawada hadleen arimaha hor-tebinta uleh xiriirka saaxiibtinimo ee labadeena dal Somalia iyo Tanzania, isaga oo sidoo kaleed ku wareejiyey nuqulka Aqoonsigeyga Danjiirenimo.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada;-