Hay’adda SoDMA oo WFP kala hadashay gargaarkii lagu dhacay SSC-Khaatumo

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxda hay’adda SoDMA iyo mas’uuliyiin ka titsan WFP ayaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay kaas oo diirada lagu saaray dhibaatadii dhawaanta soo wajahday howlaha gargaarka ee ka socda maamulka SSC-Khaatumo.

 

Dhinacyada ayaa isku raacay in ay si wada jir ah uga shaqeeyaan badbaadinta gargaarka bani,aadanimo iyo sidii dib loogu bilaabi lahaa qeybinta gargaarka iyo caawinaada dadka tabaaleysan.

Gargaar ay dhowaan WFP gaysay deegaano ka tirsan SSC ayaa la dhacay, waxayna arrintaasi keentay in hay’addu joojiso howlihii ay ka qaban jirtay maamulkaasi.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here