Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka Ceerigaabo

0

CEERIGAABO (SMN) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS  ayaa baaq nabadeed u direysa beelaha walaalaha ah ee colaadda ku dhexmareyso magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.

 

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa dhinacyada dagaalamay loogu baaqay in si shuruud.la’aan ah ay ku joojiyaan colaada sababtay khasaaraha isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac,wax walbana lagu dhameeyo wada hadal.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa dagaallo u dhaxeeyo laba beelood oo walaala ah waxa uu ka socday magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag,kaa oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here