Daawo: Sheekh Shariif oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan doorashooyinka iyo heshiiska Itoobiya.

 

Shariif ayaa ugu horreyntii aad u dhaliilay hannaanka uu wax ku wado madaxweyne Xasan Sheekh, gaar ahaan sida uu ku wajaho siyaasadda dibadda.

Sidoo kale, wuxuu ka hadlay doodda ka taagan arrimaha doorashooyinka iyo dastuurka oo weli ay isku hayaan madaxda dowladda federaalka iyo xubnaha mucaaradka.

“Baarlamaanka ma shaqeeyo, Wasiiro ma shaqeeyaan, Maxkamado ma shaqeeyaan, hal qof keliya ayaa ka shaqeeya dalkaan” ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here