MUQDISHO (SMN) – Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiisk Itoobiya iyo Soomaaliya ee ay todobaadan wada gaareen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Abiy Axmed.
Senatorka ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya la siiyay baddda, heshiiskaana uu lamid yahay midkii uu Abiy sanadkii hore la galay Somaliland, sida uu hadalka u dhigay.
“Muuse Biixi markuu badda dhiibay Itoobiya lagu soo caana shubay, Xasanna ciidamadii Badda Itoobiya ayaa ku hor feesteeyay”” ayuu yiri Senator Cabdi Ismaaciil Samatar.
Halkan hoose ka daawo;-