Xildhibaan ka hadlay dhul-boobka iyo arrimo kale oo ka socda Soomaaliya [Daawo]

0

MUQDISHO [SMN] – Xildhibaan Saciid Cali Muuse oo ka tirsan Gollaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Somaliya ayaa Ku Eedeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu noqday qof ka weecday Hanaankii Dowladeed, kana baxay heshiiskii awood-qeybsiga Ee isku hayey umadda Soomaaliyeed.

 

Xildhibaan ka oo Wareysi Siiyey Shabelle TV ayaa sidoo kale ku eedeyey Madaxweynaha in uu raali ka noqday Boobka Hantida Danta guud, taasoo uu ka digay inay sababi doonto dhismaha Ciidamada badbaado qaran.

Halkan ka Daawo Wareysiga:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here