Soomaalia iyo Sudan oo diiday inay qaabilaan Falastiiniyiin qasab looga soo barakiciyay Gaza

0

MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Soomaaliya iyo Sudan ayaa si adag u diiday inay marti-geliyaan Falastiiniyiinta Gaza ee Mareykanka uu rabo inuu si qasab ah uga soo barakiciyo dhulkooda.

 

Arintan ayaa timid xili wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya booqday Israel, oo arrimo ku saabsan qorshaha Trump lagala hadlay, iyadoo bariga Afrika noqotay meesha hadda la doonayo in ka keeno Falastiiniyiinta kadib markii Jordan iyo Masar ay diideen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here