MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Waxaa shalay Isbitaalka Digfeer ku dhintay Jeneraal Sheegow Axmed Cali oo dowladda u xirnaa mudo ku dhaw labo sano, isagoo lagu soo qabtay howlgal ka dhacay gurigiisa magaaladda Muqdisoho.
Inkastoo wasiirka Caafimaadka uu sheegay in uu u dhintay xanuunka Cagaarshowga, haddana Siyaasiga Siidow Maclin ayaa sheegay in la sumeeyay Jeneraalka, islamarkaana dowladda ay labo bilood qarinaysay geeridiisa.



![Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/yaab-150x150.png)
