๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐œ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง

0

Laascaanood, Axad, 13 Abriil 2025 โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Maamulka SSCโ€”Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ka hirgelinayso magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaannada maamulka SSC-Khaatumo.

 

Raโ€™iisul Wasaaraha, oo mudnaan gaar ah siinaya muhiimadda ay leedahay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed adeegyada sida gaarka ah loogu baahan yahay, ayaa sheegay in mashaariicdan ay xoojin doonaan isku-xirka bulshada iyo dowladnimada, una gogol-xaarayaan kobac dhaqaale iyo horumar waara oo laga hirgaliyo dalkeenna.

Mashaariicda la dhagax-dhigay ayaa kala ah:

?. ???????????? ???????? ???-????????.
?. ??????? ????????? ??? ??????????, ?????? ??????????.
?. ??????? ???????? ???-????????.
?. ??????? ??????? ???????? ??????? ?? ????? ???????.
?. ????? ????? ?? ?? ???? ???? ??????? ???????? ??? ?????????
?. ???????? ???? ????? ?? ?? ?? ??????? ??????? ???????? ???-????????.
?. ??????? ????? ?? ???????? ???????? ?? (?????).
8. ?????????? ???????? ???-????????( ????? ????? ????????).

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in ay farxad galinayso dhismaha xarumahan muhiimka ah kuwaas oo bixin doonna adeegyada muhiimka ah ee dowladda, isagoo ballan-qaaday in mashaariic kale oo badanna dowladdu keeni doonto mustaqbalka.

ImageImageImageImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here