Villa Somalia oo ka warbixisay shir madaxeedka Kampala

0

Madaxyooyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay shir uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uga qeyb galay Magaalada Kampala ee caasimada Dalka Uganda.

 

Shirkan oo ay isugu yimaadeen madaxda dalalka ay ciidankoodu qeybta ka yihiin howlgalka Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu falan qeeyay  howlgalka AUSSOM iyo kooxda Al Shabaab.

La-Taliyaha madaxweynaha ee dhanka ammaanka, Xuseen Macalin ayaa sheegay in shirkan laga soo saaray qodob muhiim ah oo khuseeya mustaqabalka Soomaaliya sida amniga, la dagaalanka Al Shabaab iyo howlgalka AUSSOM.

Halkan ka daawo warbixinta La-Taliyaha Ammaanka Qaranka


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here