Sheekh Aadan Madoobe oo ka laabtay Go’aankii Kursiga Xildhibaan Abiib

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa soo saarey Maanta war qoraal ah oo uu ku shaaciyay inuu ka laabtay go’aankii xasaanadda looga qaadey Xildhibaan Abiib.

 

Go’aanka xasaanad ka qaadista ayaa dhaliyay xiisadda siyaasadeed oo sababtay in ay baaqdaan kulamada Gollaha Shacabka tobaadkii 2aad, iyadoo Mooshin ay keeneen in ka badan 100 Xildhibaan oo sheegay inay xilka ka qaadayaan Aadan Madoobe.

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here