Dowladda Soomaaliya Oo Bogaadiyay Guusha Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

0

MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay soo saartay qoraal ay ku bogaadisay dagaalkii shalay ka dhacay gobolka Hiiraan, kaasoo ay sheegtay inay khasaaro ku gaarsiisay Al-Shabaab.

 

Macwiisleyda oo gacan ka helaya Ciidamada Qalabka Sida ayaa kahor tagay weerarro ay galinkii dambe ee shalay xoogaga Al-Shabaab kusoo qaadeen deegaannada Muqliga Cali, Ceelhareeri, Hareeri Madoobe, iyo Garas-Magan oo dhammaantood ka tirsan gobolka Hiiraan ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here