Dowladda oo sheegtay in hogaamiye katirsan Al-Shabaab uu dhaawac u dhintay

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hogaamiye sare oo katirsanaa Al-Shabaab inay u dhintay dhaawac kasoo gaarey howlgal Ciidan.

 

Sarkaalka oo magaciisa lagu sheegay Cabaas Maxamed Hool ayaa dowladdu waxay ku tilmaantay inuu ahaa xubin muhiim ah oo katirsan Al-Shabaab oo u qaabilsanaa howlgalla Muqdisho iyo labada Shabeelle.

 

Image

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here