Akhriso War-murtiyeedka laga soo saarey Shirkii Wadatashiga Muqdisho 19/06/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO, Soomaaliya – Waxaa Maanta lasoo gaba-gabeeyay Shirkii Wadatashiga Qaran ee maalmahan ka socday magaaladda Muqdisho, kaasoo lagu gofeeyay arrimo muhiim ah.