Cali Balcad oo loogu baaqey inuu bixiyo raali-gelin – DAAWO

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Caaqilka Mudulood Caaqil Nuur Xuseen Cali, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii Cali Balcad ee ku duray doorashaddii shalay ka dhacday degmada Balcad, ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

 

“Cali Balcadoow doorashadii maanta ka dhacday Balcad maxay uga duwan tahay midii labo bilood ka dhacday Bakool, maradaa ka dhacday ee raali gelin bixi,” ayuu yiri Caaqilka Mudulood.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here