Jubaland oo ka hadashay dagaalka Beled-Xaawo iyo Doolow, gobolka Gedo

0

KISMAAYO, Soomaaliya – Maamulka Jubaland ayaa cambaareeyay dagaalka ka dhacay magaalooyinka Doolow iyo Beled-Xaawo, oo ku yaalla xadka Soomaaliya iyo Kenya.

 

Dagaalka Gedo ayaa dib u qarxay dhawaan markii taliyaha cusub ee gobolka ee u qaabilsan NISA C/rashiid Janan uu tagey Beled-Xaawo, halkaasoo ay gacanta ku hayaan Ciidanka Jubaland.

 

May be an image of ‎map and ‎text that says "‎WARFAAFINTA, الصومال جويالاند JUBALAND INFORMATION, SOMALIA TOURISM Muddo dhow toddobaad, kaga imaanaya ciidamo hoggaaminaya damacan geeyay cunoqabateyn saaran Beledxaawo waxay wajahaysay weerarro isdaba joog magaaladaas, dagaal eedaysane garoomada diyaaradaha gobolka dhoofaan dagaal shacabka hawada Goor hore ciidamadaasi Beledxaawo, gacanta baahsan, burbur hantiyadeed toos weerareen magaalada cabsi dhaxlay kale, ciidamada nabadsugidda fadhigoodu yahay magaalada eedaysane Xasan qaaday xarumaha Dowladda Jubaland ' ilaalinta hortagga dhammaan qorshayaasha Maxamuud. sharci shacabka, difaaca dhulka Jubaland, iyo wadaan taliska eedaysane Xasan Sheekh Weerarada Xasan Sheekh qaaday Jubaland waxay toos dagaalka dhanka Al-Shabaab, waxayna carqaladeynayaan mideysnayd dirirayey argagixisada. Jubaland waxay kooxda Al-Shabaab leeyihiin khilaafaadka siyaasadeed xoogga‎"‎‎

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here