Kheyre: Lacag nus Bilyan ah ayey deeq-bixiyayaashii dib ula noqdeen

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka fashil dhanka maareynta Mashaariicda Caalamka ugu deeqay dalka.

 

“Dowladdu waxay ku fashilantay maareynta mashaariicdii caalamka, lacag nus Bilyan ah ayey deeq-bixiyayaashii dib ula noqdeen,” ayuu yiri Kheyre isagoo ka hadlayay Shir Jaraa’id oo ku qabtay Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here