Maxkamad xukuntay Ganacsade Nuuradiin Ibraahim oo jabiyay Canshuurta gadidda

0

MUQDISHO – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in Maxkamadda gobolka Banaadir ay Ganaax lacageed ku xukuntay Ganacsade Nuuradiin Ibraahim Mubaarak oo jabiyay Canshuurta gadidda, waxaana markale digniin adag loo diray ganacsatada isku daya in ay baalmaraan xeerarka Canshuur bixinta.

 

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here