MUQDISHO, Soomaaliya – Weerar ayaa lagu qaadey xabsiga Godka Jilicow ee ku yaalla magaalada Muqdisho.
Weerarka ayaa ku billowday qarax culus, iyadoo rag hubeysan la sheegay inay gudaha u galeen. Rasaas xoogan ayaana socota.
Weerarka ayaa yimid waxyar kadib markii la furay waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin, goordhaw la soco.



