Booliska oo xiray xarunta Haweenka looga soo xaaqi jiray Ilmaha – Daawo 04/11/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO – Booliiska Soomaaliya ayaa xray xarun haweenka qaada Uurka sharci darada ah ilmaha loogu soo xaaqo, taas oo ku taalay degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.