BAYDHABO – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa doonaya in loo soo gacan-geliyo Xildhibaan Jeesow, oo kamid ah Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka Amniga Maamulka ayaa jeediyay codsiga, isagoo ku eedeeyay Xildhibaanka inuu hurinayo colaad beeleedka nawaaxiga Wanlaweyn ka taagan, halkaasoo dilal ka dhaceen dhawaan.




