Turkigu oo ku dhawaaqay inuu 2026 billaabi doona qodista shidaalka xeebta Soomaaliya

0

ANKARA – Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay sanadka dambe ay billaabi doonto qodista shidaalka ku jira xeebaha dalka Soomaaliya kadib sahmin ay samaysay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here