Gudiga doorashada oo shaaciyay Xarumaha iyo Goobaha Codbixinta Gobolka Banaadir

0

MUQDISHO – Gudga doorashadda Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay goobaha dadweynaha ay codkooda ka dhiiban doonaan doorashadda 25ka bishan dhacaysa.

 

Si loogu diyaargaroobo doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dagmooyinka Gobolka Banaadir, waxaa la xirayaa dhammaan goobaha waxbarashada, sida Iskuuladda iyo Jaamacadaha.

 

May be an image of text that says "สอัางิางงราง AMO NIEBC TIX XARUMAHA IYO COOBAHA CODBIXINTA GOBOLKA BANAADIR 20 DeD 2025 DEGMADA 1 Shibis TIRADA XARUMAHA 2 TIRADA COOBAHA 8 Cabdicasiis 3 Waaberi 6 13 4 Dayniile 6 17 5 Shangaani 26 6 14 Hodan 3 7 70 4 Boondheere 22 8 Wadajir 5 9 55 10 15 Xamarwayne 14 Hiliwaa 4 11 36 8 Dharkiinley 10 12 Xamarjajab 21 24 13 Yaaqshiid 4 69 14 36 15 8 Warta-Nabadda 10 Hawl-wadaag 65 16 Kaaraan 8 22 31 39 Wadarta 63 213 ๒ ยลรยช่ง ្េ 558 523 @GMDQS"

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here