Wasaarada Arrimaha gudaha oo war kasoo saartay Doorashadii Golaha Deegaanka

0
MUQDISHO –   War-saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shacabka Gobolka Banaadir ku bogaadinayso qabsoomidda Doorashadii taariikhiga ahayd ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, oo  si guul ah u dhacday 25-kii Diseembar 2025. Wasaaraddu waxay hambalyo u dirtay  dhammaan xubnaha ku guuleystay Doorashada Golaha Deegaanka.
May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here