Rooble oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

0

MUQDISHO – Ra’iisulwasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo fariin u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

 

DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here