Mdaxweynaha Puntland oo ka hadlay dhacdooyinkii hore ee dalka

0

MUQDISHO – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadal uu jeediyay kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo doorka xildhibaannada ee marxaladaha kala duwan.

 

Madaxweyne Deni ayaa hadalkiisa ku muujiyay mowqifkiisa ku aaddan ka qeybgalka siyaasadda caasimadda iyo in Puntland aysan ka harayn saamiga iyo doorarka ay ku leedahay hanaanka dowladnimo ee dalka.

DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here