Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Gaaray Awdheegle si uu Ciidanka U Dhiirrigeliyo

0

Awdheegle, Shabeellaha Hoose — Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar (Gen Khaalid), ayaa maanta gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo wata wafdi ka kooban saraakiil sare.

 

Ujeedka safarka taliyaha ayaa ahaa in lagu dhiirrigeliyo ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed isla markaana lagu dar-dargeliyo howlgalada lagu ciribtirayo kooxda Al-Shabaab.

Safarka ayaa sidoo kale qayb ka ahaa dadaallada joogtada ah ee dowladda Soomaaliya ay ku xoojineyso ammaanka gobolka, iyadoo la taageerayo hawlgallada ciidanka ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada.

Taliyaha Iyo halkaasoo ay kula kulmeen saraakiisha deegaanka iyo ciidanka ka hawlgala gobolka.

May be an image of one or more people and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here