Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa wajahaya eedeymo ku saabsan sida loo maamulayo hay’adaha amniga ee dalka.
Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ku socdo hannaan siyaasadeed oo uu ku bartilmaameedsanayo siyaasiyiin mucaarad ah, isla markaana uu hoggaanka hay’adaha amniga u dhiibay saraakiil uu ku tilmaamay inay ka soo jeedaan beesha uu madaxweynuhu ka dhashay.
DAAWO




