Agaasimaha Warfaafinta Madaxweyne Sheekh Shariif oo beeniyey in Hub laga qabsaday ayaa yiri:

0

waxa uu ku qormo uu ku daabacay barta Facebook ayuu ku yiri “Waxaa cajiib ah in bulshadda Soomaaliyeed in rabo in lagu maran-habaabiyo warar aan jirin, Hadii hub dagaal lagu qabsaday la soo bandhigayo, Macalin Mahdi oo rabo in bulshadda caasimada ku maran-habaabiyo waa wax aan maan-gal aheen,ma jiraan wax gadiid dagaal oo dhankeena oo gacanta u galay madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday Xasan Sheikh Maxamuud.

 

48-saacadood 2 beebe & hal-gaari Cabdi bile ah oo goobta dagaalku dhex-yaalay oo aan warbaahinta kor-geeynay ayee qaadan waayeen oo wada hadal lagu qaaday.

Wada hadalka waa miro-dhal oo gar-wadeen ka ahaayeen dhaqanka mudulood & Safiiradda Turkiga & Mareekanka ayuu madaxweynihii 7aad ee dalka mudane shariif Sheikh Ahmed dib-ugu soo laabtay xeyndaabka”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here