Sawirro: Rooble oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee Midowga Yurub

0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.

Labada dhinaca waxay ka wada hadleen mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub  ka taageero Soomaaliya iyo horumarrada laga sameeyey geeddi socodka doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaaruhu.

Kuklankan ayaa kusoo aadayo, xilli xasaasi ah oo ay Soomaaliya ka jirto xiisad xoogan oo ka dhalatay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo NISA ay shaacisay inay dishay Al-Shabaab

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here