Agaasime Dhuxulow oo kulan la qaatay wakiilka Midowga Afrika + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Mohamedamine Souef El iyo Taliyaha Guud ee Ciidamadda ATMIS, Lt. Gen Sam Kavuma.

 

Agaasimaha Guud iyo Wakiilka Midowga Afrika ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqaynta labadda dhinac ee ku aaddan Arrimaha Socdaalka iyo kaalinta Midowga Afrika ay ka qaadanayso horumarinta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda gaar ahaan kaabayaasha adeeg-bixinta iyo sare u qaadida aqoonta saraakiisha HSJ.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada;-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here