Akhriso Bayaanka Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya 2025

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Inskaanka Soomaaliya, kaasoo uu soo xiray Madaxweyne Xasan Sheekh.

 

Shirka oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaraddda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa laga soo saarey go’aanno wax weyn ka bedeli doonaan xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

 


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here