Akhriso: Qaraarka DF Soomaaliya ee ku aadan xadgudubka Itoobiya

0

MUQDISHO (SMN) – Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024, uuna shir guddominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda JFS waxay soo saareen qaraar ku saabsan xadgudubka Dowladda Itoobiya ee gobonnimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here