BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta magacaabay guddiga adeegga Garsoorka ee maamulkaasi.
Guddiga ayaa ka kooban illaa 7 xubnood, sida ku cad wareegtada ka soo baxday xafiiska Cabdicasiis Lafta Gareen.
Sidoo kale madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa guddoomiye ku xigeenka amniga ee maamulka gobolka Baay u magacaabay Isaaq Maxamed Isaaq.
Halkan hoose ka aqriso:

