Aqriso: Madaxweynaha maamulka Puntland oo magacaabis sameeyey

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee November 29, 2021 kuna Saabsan Magacaabid Guddoomiyaha Hayโ€™adda Waddooyinka ee dowlad goboleedka Puntland.

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: baahida loo qabo horumarinta Hayโ€™adda Waddooyinka Puntland.

Markuu Tixgeliyey: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa Shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Cabdifataax Maxamed Sugulle loo magacaabay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Wadooyinka Puntland.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna Saxiixay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here