Axmed Madoobe oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Gedo

0

KISMAAYO (SMN) –  Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareegto soo saaray ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo.

 

Axmed Madoobe ayaa Maxamed Xuseen Isaaq (Alqaadi) u magacaabay inuu noqdo gudoomiyaha Gobolka Gedo.

Tallaabada uu qaaday madaxweynaha Jubbaland ayaa kusoo aadeysa, xilli haatan Gedo ay ka taagan tahay xiisad u dhexeyso dowladda federaalka iyo maamulkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here