KISMAAYO – Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku laabtay Jubaland, kadib safar uu ku tagey dalka Kenya, oo uga soo qeybgalay xafladda arooska wiilka Taliyaha Sirdoonka dalkaas.
Waxaa Axmed Madoobe lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, isagoo la filayo inuu dhawaan ku qabto halkaas shir ay isagu imaan doonaan madaxda mucaaradka dalka.




