Axmed Madoobe oo magacaabey Gudi qaabilsan abaarta ka jirta Jubaland

0

KISMAAYO, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddigan ayaa qaabilsan hagidda, isu-duwidda iyo fulinta qorshayaasha lagu yaraynayo saameynta abaarta ee deegaanada Jubaland.

 

May be an image of ‎ticket stub and ‎text that says "‎ESOOMAALIYA Xafiiska Madaxweynaha JUBALAND الرئيسن مكتب SOMALIA President Tix-raac: XM/DGJS/120/2025 UJEEDDO: Taariikh: 2025 Madaxweynaha Dowladda Jubaland; Markuu atkay: Abaaraha Markuu arkay: yeelatay 300 foodsaartay deeganada saameyn weyn u Duunyadiiba, Baahida degdeg loo gabo magacaabidda Guddiga Abaaraha tacaalo xaalada culus ee soo foodsaartay deegaanka, Madaxweynaha Dowladda Jubaland Jubaland ka kooban; TIRADA Guddiga Abaaraha XILKA Guddoomiye MAGACA Wasiirka Vasaaradda Gargaarka Maareynia Mustibooyinka Wasiirka Wasaatadda Arrimaha Gudaha, Federaalka Heshiisiinta Wasiirka Wasaaradda Tamarta Kheyraadka Biyaha Wasiirka Wasaaradda Xna Xoolaha, Dhirta Daaqa Wasaaradda CaaTTaRaKa aryeelka Bulshada Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Atrimaha Qoyska Xaquuqul Insaanka Wasiirka Wasaaradd: Xubin Dhalinyarada Xubin Xubin Ciyaaraha Xubin Mudane Madaxweynaha Agalka‎"‎‎

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here