Axmed Madoobe oo shir ugu yeeray Xildhibaanada Jubaland ku metalo DF

0

KISMAAYO (SMN) – Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shir wada-tashi ah ku casuumay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ku metela Jubaland.

 

Axmed Madoobe ayaa Xildhibaanada u qabtay illaa sideeda bishan, si ay u gaaraan magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubaea Hoose.

Ujeedka ayaa ah inuu la tashi ballaaraan la sameeyo, maadaama ay taagan tahay xiisad culus oo Jubaland kala dhexeyso dowladda dhexe.

Halkan hoose ka akhriso;-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here