Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubbaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.
Lifaaqa ka akhriso Magacyada Guddiga

